#Somali IT tutorials #Somali Tech tutorial #Somali ios tutorials #Somali mac #Shopify Somali #Somali Video editing #Somali Photoshop
Lacag Sameynta Facebook,
Sida Facebook lacag looga sameeyo,
Sidee facebook lacag looga sameeyaa
make money online Somali
Facebook Monetization
Sidee internetka lacag looga sameeyaa .
Table of Contents
Images related to the topic make money online somali

Update Lacagsameyta FaceBook Page 2021 Somali
Search related to the topic Update Lacagsameyta FaceBook Page 2021 Somali
#Update #Lacagsameyta #FaceBook #Page #Somali
Update Lacagsameyta FaceBook Page 2021 Somali
make money online somali
You can see a lot of useful information here: See more here
You can see a lot of useful information here: See more here
15 comments
Sxp kasoo hadal monization issues & limited orginality content
War sxbow waxaad leedahay Somalida lacag kama sameyn karaan ee yaan la is dhibin sababo la xiriira luuqada
Lkn Xasan top iyo kuwa la midka ah ee muuqaaladooda Af Somali ayey ku baxaan bilaashna uma qeyliyaan.
Marka maxaa qaldan
Usatadow arinta luqada waa niyad jab wayn dhanka somalida hda dadka somaliga ku hadla ee lacgta ka sameeya page ma laga joojinaa marka
Azc, ugu horayn ustaad wku salamay wana kaga MHD celinaya csharada wNaagsan aad noo diyaarisay lkn ustaad mid ba jirta, waxa I fuulay limited originality deedna mesha aad tabaty oo ah "Request another review" ba damcy ina ku dhufto way na ishaqeen weydy mrka ustad halkas ina iga cawisan doonaya? ama meel lagala soo xiriiro isheeg ustaad INSTAGRAM, WHTSAPP…..
Maxaa xal ah
Please Subscribe isaar azxaabta
Cilad Ayaa Facebook Iga Haysta Xagee lagaala soo Xidhiidhaa.
Ustaad Casharada si Fiican ayaan ugu Xidhanahy
mahadsanid macalin
asc ustaad adigoo mahadsan waxaan ku weydiinayaa video yada la igu haysto limited originality content
ha ahaadeen dhinaca luuqada
sideen ku ogaan karaa video yadaas mise waxaa khasab noqoneesa inaan dhamaan wada tiro videoska
Wll waxaan ku waydina somalida lacagta ka sameysa Facebook,ma luqad kale adeegsadaan mise waa markaad dalbanaysid lacag sameynta ayaa laguu xujeynayaa.
Ustaad sidee lacag loogala bixi karaa facebooga cashar nooga soo samee please
Ustaad Rumble Somalia maka shaqeynaa lacag waan kasameyn la,nahay
Lkn wll suaal baan qaba
Payoneer acount ban samaystay
Sida payoner mastercard loo dalbado ayaan garan wayay
Hadad iga taqo icawi wll
Msha alah wlhi mahadsanid
Facebook iyo whasapp wanku share gareyay